• About us
  • Contact us
Thursday, March 4, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

January 15, 2021
in SOOMAALIYA, AFRIKA
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka soomaaliya oo waraysi siiyay idaacadda VOA ayaa ku eedeeyay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland inaysan rabin in ay dalka ka dhacdo doorasho.

Wasiirka ayaaa beeniyay in dowladdu doonayso in ay qabato doorasho hal dhinac isaga oo sheegay horey dhinacyadan oo dhan si wadajir ah doorashada ugu heshiiyeen, walina dowladdu ku taagan tahay dariiqaa isaga ah.

”Doorasho hal dhinac ah ma jirto, waad ogtihiin 17kii bishii September, ayaa lagu heshiiyay doorashada in wadajir loo galo, dowlad gobolleedyada qaarkood iyo mucaaradku ma rabaa in ay doorasho dhacdo, sidee marka loo leeyahay doorasho hal dhinac ay ayeeydowladdu qabaneysaa” ayuu ku yiri waraysi uu seeyay idaacadda VOA.

Wasiirka ayaa sheegay in doorashada raali ka yihiin sida uu hadalka u dhigay ilaa shan qeybood oo xubno ka ahaa heshiiska kuwaa oo uu ku sheegay, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Somaliland iyo Gobolka Banaadir oo dhamaantood diyaar u ah ayuu yiri in ay doorashada la galo, isaga oo intaa ku darray in Puntland iyo Jubbaland oo kaliya ka soo horjeedaan.

Mar wax laga weydiiyay bal in ay hayaan dhaqaalihii doorashada lagu qaban lahaa iyo in kale ayuu yiri” Su’aashaa waxaa ay ku wanaagsanaan laheyn in aad weydiiso Wasaarradda Maaliyada, laakiin inta aan ogahay qeyb ka mid ah dhaqaalahaasi waa la hayaa, inta dhimanna waxaa la rajeynayaa in la helo” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Hadalka Wasiirka ayaa imanya xili aan heshiis laga gaarin hannaanka loo qabanayo doorashada oo ay ka soo horjeedaan dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland.

ShareTweetShare
Previous Post

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda doorashada ee cakkiran

Next Post

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved