• About us
  • Contact us
Tuesday, January 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

January 12, 2021
in SOOMAALIYA, AFRIKA, SIYAASAD
0
Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga soo horjeestay doorashada xildhibaannada Soomaaliland ku matala dowladda dhexe oo lagu waddo in doorashadoodu ku dhacdo gobolka Banaadir.

Muuse Biixi ayaa marka hore Soomaaliya u rajeeyay kheyr iyo barwaaqo, hasse ahaatee waxaa uu sheegay in looga baahan yahay sida uu hadalka u dhigay muxaafid iyo mucaarad intaba in ay iska daayaan ku celcelinta erayga ah [xildhibaannada Soomaaliland] oo ah ayuu yiri gef iyo qalad weyn oo laga galiyo  Soomaaliland oo sida uu hadalka u dhigay 30 sano ka hor ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

”Midowga mucaaridka ah ee muqdisho jooga iyo madaxweynahooda iyo gobolladooda mid baan u dirayaa ,marka aad leedihii xildhibaanno Soomaaliland ah ayaa waxaa lagu doranayaa Xamar ….Miyeeydaan Alle ka yaabeey… sow taasi gef cad ma’aha” ayuu yiri Muuse Biixi 

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa ku tilmaamay mas’uuliyiinta gobollada Waqooyi ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwo shaqo taggay oo ah Jaaliyad Soomaaliland  ah”  War dad soo shaqo taggay oo la mid ah Jaaliyadaha dalalka kale jooga ee Soomaaliland ee Beecmushtarka ku heysta miyaad xildhibaanno iyo mas’uuliyiin ku tilmaameysaan waliba kuwooda ugu waaweyn oo aan garaneyno marka ay halkaa lacagaha ka soo uruursadaan Hargeysa ayeey ku guryo ka dhistaan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Wuxuu ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay ixtiraamto daris wanaaga iyo wada-noolasha ka dhaxeeya sida uu hadalka u dhigay Labada dal oo uu la jeedo Soomaaliya iyo Soomaaliland, isaga oo intaa raaciyay in magaalada Hargeysa ku sugan yihiin Jaaliyad Soomaaliyeed oo ganacsi ku heysata si la mid ah ayuu yiri kuwa gobollada Waqooyi ee ku sugan Xamar.

Ugu danbeyntii waxaa uu fariin u dirray mas’uuliyiinta ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo uu ugu baaqay in aysan qaadan kalmadaha noocaa oo kale ah.

HOL

ShareTweetShare
Previous Post

Turkiga: Wadaad lagu xukumay in kabadan kun-sano oo xabsi ah

Next Post

Midawga musharixiinta oo war kasoo saaray xaaladda doorashada dalka

WARARKII U DAMBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021
Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

January 17, 2021
Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

January 17, 2021
Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

January 17, 2021
Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

January 17, 2021
Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved