• About us
  • Contact us
Tuesday, January 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Weerar ka dhacay duleedka Balcad

January 11, 2021
in SOOMAALIYA
0
Weerar ka dhacay duleedka Balcad

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ka dhacay duleedka degmada Balcad, kaas oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.Weerarka oo ahaa mid dhabagal ah ayaa waxaa lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya oo ku sugnaa halkaasi.

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa shaacisay inay ku dishay ugu yaraan saddex askari oo ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay in askartaas ay ka furatay qoryo iyo booshash ay wateen, sida ay hadalka u dhigtay.

“Seddex askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Murtadiinta ayaa ku dhintay weerar kamiin ah oo ka dhacay duleedka Balcad laba qori iyo booshahna waa lagasoo qaniimeystay,” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee ka soo baxay kooxda Al-Shabaab.

Dhinaca kale ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo ka bilaabeen weerarka kadib wadada xiriirka magaalooyinka Balcad iyo Jowhar.

Ciidamada ayaa howl-galkooda ku baadi goobayo raggii ka dambeeyey weerarkaasi, balse ma jirto wa faah faahin ah oo ay bixiyeen saraakiisha horkaceysay ciidankaasi.

Inta badan Al-Shabaab ayaa weeraro gaadmo ah ka fuliso waddada dheer ee isku xirta labadaas magaallo oo muhiim ah isku socda deegaanada maamulka HirShabellle.

Caasimadda Online

ShareTweetShare
Previous Post

Baasaboorka Soomaaliya oo kagalay 106 liiska baasaboorada caalamka

Next Post

Dhakhtar Muslim ah oo 200 oo bukaan ah ka cafiyay dayntii lagu lahaa

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII U DAMBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021
Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

January 17, 2021
Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

January 17, 2021
Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

January 17, 2021
Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

January 17, 2021
Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved