• About us
  • Contact us
Thursday, January 28, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Axmed Madoobe oo kulan laqaatay xubnaha labada aqal ee laga soo doorto Jubaland

September 21, 2020
in SOOMAALIYA, SIYAASAD
0
Axmed Madoobe oo kulan laqaatay xubnaha labada aqal ee laga soo doorto Jubaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay kulan la qaatay Xildhibaannada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland ayaa ugu baaqay inay ansixiyaan heshiiskii hannaanka doorashada oo ay gaareen dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in aanu cidna ku eedi doonin Xildhibaannada intii uu jiray khilaafkii Jubbaland iyo dowladda Federaalka haddii ay taageereen Dowladda, isagoo xusay in aanu jirin cid uu wax u qabo.

“Ma rabo inaan idinku eedo dadka qaarkii qaar baa hoos foorar waxb aa jira, hadaad dowlada la shaqeyseen waa damiirkii shalay idinkula dardaarmay aheyd, idinkuma eedi doono haddii dowladda iyo aniga wax iga jireen waa heshiishnay”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Waxaa uu ka dalbaday Xildhibaannada inay ansixiyaan heshiiska siyaasadeed ee la gaaray iyo inay ansixiyaan Ra’iisul Wasaaraha cusub.

“Ra’iisul Wasaaraha la soo magacaabay waqtigiisa in aad kala shaqeysaan oo soo dhoweysaan, wixii idinka baahan yahay fulisaan, heshiiska siyaasadeed ayaa la gaaray ma ahan xeer waa heshiis siyaasadeed oo aan u aragnay maslaxad inay ku jirto heshiiskaas inuu uusan aheyn xeer ama sharci la marinayo,  xalka ugu dambeeyo waa in la fududeeyo”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa la sheegay inay Muqdisho joogayaan inta laga ansixinayo heshiiskii doorasho ee ay maalmo ka hor Muqdisho ku saxiixeen Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

ShareTweetShare
Previous Post

Markab Ganacsi oo toos ugu kala gooshi doona Turkiga iyo Soomaaliya

Next Post

Shariif Sheekh Axmed oo maanta Baydhabo tagaya

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved