• About us
  • Contact us
Wednesday, January 20, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home DHAQAALE

Markab Ganacsi oo toos ugu kala gooshi doona Turkiga iyo Soomaaliya

September 19, 2020
in SOOMAALIYA, DHAQAALE
0
Markab Ganacsi oo toos ugu kala gooshi doona Turkiga iyo Soomaaliya

Waxaa dakadda magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo dhaweeynayay markab badeeco toos oga keenay dalka Turkiga oo dalka soo gaaray. Markabkaan oo laga leeyahay dalka Jabuuti, ayaa badeecada uu kakeeno Turkiga soo gaarsiin doona Jabuuti iyo Soomaaliya isagoo aan dalalkale ku leexan.

Markabka oo lagu magacaabo African Sun  ayaa waxaa iskaleh shirkadda “Djibouti Shipping Company” ayaa wuxuu badeecada ku keenayaa wakhti aad uga yar kii awal hore lagu keeni jiray.

Masuuliyiin kahadlay xafladda soo dhawaynta markabka ayaa sheegay in ujeedada loo sameeyay markabkaan ay tahay in lafududeeyo ganacsiga u dhaxeeya dalalka Turkiga, Jabuuti iyo Soomaaliya.

Markabka oo 2-dii bishaan kasoo baxay magaalada Istanbul, wuxuu kusoo xirtay dakadda magaalada Muqdisho, isagoo soo maray Jabuuti, wuxuuna usii gudbi doonaa sida la sheegay magaalooyinka Kismaanyo iyo Bossaaso kahor intuusan ku laaban Turkiga.

Maraakiibta Turkiga kaqaada badeecdada ee usocota Soomaaliya ayaa sii mari jiray dekado kuyaal dalal kale, sida Imaaraatka, Sucuudiga iyo kuwa kasii fogfog. Socdaalkaan dheer ayaa keeni jiray in badeecadu Soomaaliya ku gaarto mararka qaar 40 maalmood.

ShareTweetShare
Previous Post

Wadahadallo hordhac ah oo u bilawday Turkiga iyo Giriiga

Next Post

Axmed Madoobe oo kulan laqaatay xubnaha labada aqal ee laga soo doorto Jubaland

WARARKII U DAMBEEYAY

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021
Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved