• About us
  • Contact us
Monday, January 18, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAYAARO

NBA-da Mareykanka oo loo hakiyay toogashadiI Jacob Blake

August 27, 2020
in CAYAARO
0
NBA-da Mareykanka oo loo hakiyay toogashadiI Jacob Blake

Dhammaan ciyaarihii kala sooca ahaa ee kubadda koleyga Mareykanka ee loo yaqaano NBA ayaa la hakiyay, sababo la xiriira caddaalad darrada isirka ku saleysan ee Mareykanka.

Ciyaaraha la hakiyay ayaa waxaa ka mid ah kuwo dhexmari lahaa Milwaukee iyo Orlando, Houston iyo Oklahoma City, iyo the Los Angeles Lakers vs Portland. Guddiga ciyaaraha NBA ayaa sheegay in kulamadaasi dib laga ciyaari doonno, laakin wali lama cayimin xilliga.

Ciyaartooyda kubbada koleyga Mareykanka ayaa sheegay in ay qaadaceen ciyaaraha, si ay u diraan farriin ku aadan caddaalad darrada dhanka isirka ah ee ay dadka madow ay inta badan kala kulmaan qeybo ka mid ah booliska.

Dhacdadii ugu danbeysay ayaa aheyd tii uu askari Mareykan ah dhaawac halis ah ugu geystay todobaadkan, Jacob Blake oo ah nin ka soo jeeda bulshada madow ee Mareykanka degenna gobolka Wisconsin.

Toogashada Blake ayaa mar kale kicisay bannaanbaxyada dadka u dhaq dhaqaaqa xuquuqda madowga Mareykanka. Waxaana habeenkii saddexaad uu bandow saaranyahay magaalada Kenosha oo ah halka lagu dhaawacay Blake.

VOA

ShareTweetShare
Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post

New Zealand: Xabsi daaim lagu riday ninkii dad Muslimiinta ah laayay

WARARKII U DAMBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021
Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

January 17, 2021
Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

Go,aanada ugu horeeya uu qaadan Joe Biden

January 17, 2021
Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

Beeralayda Gobolka Gedo oo ka cabanaya ayyax xaalufiyay

January 17, 2021
Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

Qarax dhacay G/Shabeelada Hoose oo ay kudhinteen 6 askari

January 17, 2021
Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved