• About us
  • Contact us
Friday, April 23, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Afgaanistaan: Dowladda oo sii daynaysa 400 oo maxbuus oo katrisan Taalibaan

August 9, 2020
in CAALAMKA
0
Afgaanistaan: Dowladda oo sii daynaysa 400 oo maxbuus oo katrisan Taalibaan

AP

Dowladda Afgaanistaan ayaa ogolaatay inay siidayso 400 oo maxbuus oo katirsan ururka Taalibaan. Maxaabistaan ayaa waxaa lagu tilmaamay kuwa aad khattar u ah oo dambiyo waawayn gaystay. Arrintaan ayaa wadada u xaaraysa bilaabashada wadahadalo ay yeelashaan dowladda Afgaanistaan iyo ururka Taalibaan.

Taalibaan ayaa si ay wadahadal ula furto dowladda waxay sharti uga dhigtay in lasii daayo maxaabiistaan oo kamid ah 5,000 oo maxaabiis taaalibaan ah oo lagu heshiiyay in lasii daayo. Golaha Sharci dajinta ee dalkaas (Loya Jirga) ayaa ansixiyay sii daynta 4,00 ee maxaabiista ah si wadahadlku u bilawdo.

Madaxwaynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani, ayaa kahor intaan maxaabiista lasii dayn wuxuu isugu yeeray in kabadan 3,000 oo ah hogaanka siyaasadda iyo bulshada ee dalkaas si uu u dhagaysto aragtidooda ku aadan sii daynta maxaabiistaan.

Haddii maxaabiistaan lasii daayo waxay kadhigantahay in dowladda Afgaanistaan ay fulisay heshiiskii ahaa sii daynta 5,000 oo ah maxaabiis katirsan Taalibaan.

Kooxaha udooda xuquuqda aadanaha ayaa dood kakeenay sii daynta maxaabiistaan oo qaar kamid ah qayb ka ahaayeen weeraro lagu laayay dad isugu jira rayid iyo millatari ba.

Waxaa la qorshaynayaa in wadahadallada udhaxeeya labada dhinac ay todobaadkaan ka bilawdaan magaalada Doha ee caasimadda dalka Qadar. waxaana lafilayaa in hormar laga gaaro wadahadalladaas kahor doorashada Maraykanka ee dhacaysa bisha Nofebar ee nagu soo aadan.

ShareTweetShare
Previous Post

Dhismaha waddada Muqdisho-Afgooye oo dib loo billaabay

Next Post

Wasaaradda waxbarashada XFS oo maamulka G/Banaadir ku wareejiyay waxbarashada caasimadda

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved