• About us
  • Contact us
Thursday, March 4, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home DHAQAALE

Sicirka Dahabka oo gaaray meeshii ugu saraysay abid

August 7, 2020
in DHAQAALE, CAALAMKA
0
Sicirka  Dahabka oo gaaray meeshii ugu saraysay abid

Sicirka lagu kala iibsado dahabka ayaa gaaray qiimihii ugu sareeyay taariikhda oo ah $2,000 wuqiyadii xilli Bangiyada iyo maalgashadayaashu raadinayaan meel ay xoolahooda ku badbaadsan karaan inta lagu guda jiro dhaqaale xumada kadhalatay COVID-19.Waxaana lafilayaa in dhamaadka sanadka soo socda ay sicirka wuqiyadda dahabka ah gaarto $3,000.

Qiimaha sicirka dahabka ayaa kordhay sanadkaan $30, iyadoo tirada dadka uu kudhacayo COVI-19 Maraykanka sii kordhayso islamarkaasna aysan jirin qorshe cad oo wax looga qabanayo mushkiladda dhaqaale xumo.

Kor ukaca sicirka dahabka ayaa loo sababaynayaa, in maalagashadayaasha iyo shirkadaha waawayn ay kacabsanayaan in sicir bararka kadhalan doona lacagaha aadka u faraha badan ee dowladuhu dhaqaalaha galinayaan ay waxyeelo kasoo gaarto hantidooda.

Siduu sheegay Bank of America, lacagta ay sheegeen wadamada caalamku in ay dhaqaalaha ku taageerayaan si loo yareeyo saamaynta COVID-19 ay gaarayso ilaa $20 tirilyan oo doollar.

Waxaa kaloo sababaha kor ukaca qiimaha dahabka kamid ah, rajjo xumada in dhaqaalaha Maraykanka uu si dhakhso usoo kabto iyo loolanka dhaqaale ee kadhaxeeya Maraykanka iyo Shiinaha.

Dahabka kaliya ma ahan, ee xitta waa kor ukac ku yimid qiimaha Fiddada tan iyo bilawgii sanadkaan.

Guud ahaan marka la,eego hoos udhaca kuyimid suuqyada shidaalka, guryaha iyo suuqyada saamiyada, waxaa muuqata macadanta qaaliga ah ee dahabku kamid yahay ay noqon doonaan meel xoolaha lagula soo cararo, waxayna ubadan tahay in qiimahu kor uga sii kaco halka uu hadda joogo

ShareTweetShare
Previous Post

Lubnaan: Iskudhac dhexmaray mudaharaadayaal iyo ciidamada amaanka

Next Post

Wafdi kasocda Shiinaha oo Somaliland tagay

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved