• About us
  • Contact us
Thursday, March 4, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Turkiya: Urur Samafal oo 27 dal oo muslim ah xoolo ku gawracaya

July 31, 2020
in CAALAMKA, BULSHO
0
Turkiya: Urur Samafal oo 27 dal oo muslim ah xoolo ku gawracaya

Anadolu Agency

Ururka samafahalka ah ee Cansuyu ayaa inta lagu guda jiro maalmaha ciidda wuxuu 30,000 oo neef ku gawrici doonaa ilaa 27 dal oo badankood katirsan dalalka Islaamka.

“Inkastoo ay jiraan caqabadaha safarka la xiriira haddana ururka Canusyu oo xaruntiisu kutaal Istanbuul waxay doonayaan inay 1.5 malyan oo qof ay deeq gaarsiiyaan maalahan ciida” ayuu yiri Mustafa Koylu oo ah madax ururkan.

Ololaha deeq gaarsiinta ee sanadkaan Cansuyu waxay hortabinta siinaysaa dalalka ay dhibaatada iyo baahida badani kajirto sida Yemen, Rakhine oo katirsan Myanmar, Ismaamul goboleedka Bangsamoro ee muslimiinta Mindano, Filibiin, iyo Falastiin ayuu yiri Koyu.

Marka la,eego dhanka Afrika Koyu wuxuu sheegay in sanadkaan ay gaari doonaan dalalka ay kamid yihiin Mauritania, Chad, Cameroon, Niger, Benin, Mali, Tanzania, Guinea, Senegal, Zimbabwe, iyo Zambia.

Dalalka ay kamid yihiin Burundi, Somalia, Kenya, South Sudan, Burkina Faso, Togo, Ivory Coast, and Yemen, iyo marinka Qaza, waxaa laga samayn gawrac xoolo oo aad u ballaaran iyadoo lala kaashanayo ururo samafal oo maxalli ah.

Inkasta oo Koronfayras saamayn ku yeeshay isu socodka caalamiga ah, iyo dakhkliga dadka, Koyu wuxuu sheegay in ay rajjo ka qabaan in dad badan ugu deeqi doonaan walaalahooda baahan tabarrucaad wixii ay karaan.

Anadolu Agency

ShareTweetShare
Previous Post

Madixii Warfaafinta iyo Xiriirka dadwaynaha ee Xafiiska Raysalwasaaraha oo shaqada katagay

Next Post

Laftagareen oo kubaaqay in lataakuleeyo dadka wax kunoqday fatahaada wabiga Shabeelle

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved