• About us
  • Contact us
Monday, January 25, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAAFIMAAD

Qalab suurgalinaya in 20 daqiiqo gudaheed lagu ogaado bukaanka qaba COVİD-19.

July 17, 2020
in CAAFIMAAD, TEKNOLOJIYAD
0
Qalab suurgalinaya in 20 daqiiqo gudaheed lagu ogaado bukaanka qaba COVİD-19.

Star

Cilmi-baarayaal reer Ustaraaliya ah ayaa soo saaray qalab lagu ogaan karo ruuxa qaba Korona Fayras muddo labaatan daqiiqo gudaheed ah iyadoo la qaadayo sambalo dhiig ah. Arintaan ayay ku tilmaameen cilmi-baaarayaashu halabuurkii ugu muhiimsanaa ee lasameeyo tan iyo intii uu Korona Fayras bilawday dhamaadkii sanadkii 2019.

Cilmi-baarayaasha oo katirsan jaamacadda Monash University, ayaa sheegay in qalabkaan baaritaan uu fududaynayo in la ogaado in qofku markaas uu xanuunka qabo iyo haddii wakhti hore soo qaadayba .

“Waxaa loo baahan yahay baaritaano dhakhso ah oo lagu ogaanayo kiisaska markaas la baarayo iyo dabagal lagu sameeyo dadka uu la xiriiray bukaanka fayraska laga helay si loo ogaado heerka uu gaarsiisan yahay iyo tirada dadka qaba fayraska” ayaa lagu yiri qoraal ay cilmi-baarayaashu ku daabaceen Jimacadii laso dhaafay joornaalka ACS Sensors.

Sida cilmi-baarayaashu sheegeen qalabkaan cusub wuxuu suurtagalinayaain hal saac oo kasta labaaro boqolaal ruux. Sidoo kale waxay rajjo kamuujiyeen in la xakamayn karo difaacyada jirka ee kahor imaanaya tallaalada xilliga tijaabooyinka la samaynayo.

REUTERS

Tags: Covid-19Qalab
ShareTweetShare
Previous Post

Kulan Garowe kudhex maray Axmed Islaam iyo qaar kamid golaha wasiirada XFS

Next Post

Zidane: “Xirfadyahan ahaan waa mid ka mid maalmihii iigu fiicnaa”

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved