• About us
  • Contact us
Tuesday, January 26, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Trump oo Baddalay Maamulihii Ololahiisa Doraashada

July 16, 2020
in CAALAMKA
0
Trump oo Baddalay Maamulihii Ololahiisa Doraashada

NATIONAL HARBOR, MD - FEBRUARY 28: Brad Parscale, campaign manager for Trump's 2020 reelection campaign, walks on stage during the Conservative Political Action Conference 2020 (CPAC) hosted by the American Conservative Union on February 28, 2020 in National Harbor, MD. (Photo by Samuel Corum/Getty Images)

Madaxwaynaha Marayka Donuld Trump ayaa baddalay maalinkii arbacada maamulihii mudada badan soo ahaa maamulaha ololihiisa doorasho afar bilood kahor doorashada dhici doonta saddexda bisha Noofembar. Aftida hordhaca ah ee laqaaday ayaa muujinaysa in Musharaxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden uu Trump ka horeeyo.

Qoraal usoo dhigay facebook ayuu Trump ku sheegay in Brad Parscale lagu baddali doono ku xigeenka maamulaha ololaha doorashada Bill Stepien.Parscale ayaa loo dhiibi doonaa shaqo kale oo la xiriirta tiknoolajiyada iyo istiraajiyadaha maamulidda xogaha.

Waayahan dambe waxaa la saadaalinayay isbaddal lagu sameeyo maamulka ololaha doorashada Trump. Parscale ayaa lagu eedeeyay dad kayar tiradii lafilayay oo isugu soo baxay bishii hore khudbadaha madaxwaynaha ee ololihiisa doorashada ee kadhacay magaalooyinka Tulsa iyo Oklahoma.

İlo wareedyo ayaa sheegaya in Trump aad oga xumaaday natiijada aftidii ugu dambaysa ee la qaaday taasoo muujisay in uu ka dambeeyo musharaxa dimuqraadiga ee latartamaya.

Stepien, oo muddo dheer katirsanaa xisbiga Jamhuuriga waa rugcadda dhanka istiraatiijiyadda. Waxay aad isu yaqaanaan Trump iyo wiilka uu soddoga u yahay Jared Kushner. Wuxuu kasoo shaqeeyay waaxda siyaasadda ee Aqalka Cad kahor intuusan u wareegin ololaha doorasho.

Qoraalka uu facebook soo dhigay Trump wuxuu amaanay Parscale iyo Stepien kaalintii ay kaciyaareen guushiisii doorasho ee sanadkii 2016, wuxuuna rajjo kamuujiyay in markale uu ku guulaysan doono madaxnimada Maraykanka.

REUTERS

ShareTweetShare
Previous Post

Soomaali udabaal dagtay in Aayasoofiya Masaajid lagu cesho

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 19 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved