• About us
  • Contact us
Friday, April 23, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Turkiga: Sanad-guuradii Afraad ee Inqilaabkii Fashilmay

July 15, 2020
in CAALAMKA
0
Turkiga: Sanad-guuradii Afraad ee Inqilaabkii Fashilmay

Maantoo kale afar sano kahor 15 bishii Luulyo 2016 waxaa Turkiga kadhacay inqilaab fashilmay oo qayb ciidanka kamid ah ku kaceen. Iskudayga inqilaab waxaa ku dhintay dad gaaraya 250 halka ay ku dhaawacmeen illaa 2,000 oo qof. Waxaa la weeraray oo dhibaato soo gaartay xarumo dawladeed oo uu kamid yahay dhismaha Baarlamanka.

Dalka Turkiga maanta oo kale sanadkasta waa la xusaa waxaana loo aqoonsaday inay tahay maalin fassax rasmi ah. Dadka ayaa banaanada isu soo baxa waxaana laxusaa dadkii ku dhintay, kuwii dhaawacmay iyo waliba kuwii sameeyay nafhurnimada si ay u hor istaagaan ciidanka.

Inqilaabka ayaa waxaa kadambeeyay sida dowladdu sheegtay kooxda loo yaqaan Hizmet ee uu hogaamiyo wadaadkanFethulla Gulan oo haatan ku sugan carriga Maraykanka. Kooxdaan waxay awood badan kulahaayeen hayadaha dowladda sida Millatariga, Sirdoonka, Booliska iyo Garsoorka.

Dowladda uu hogaamiyo madaxwayne Erdogan ayaa qaadday tallaabooyin kooxdaan looga sifaynayo hayadaha dowladda, waxaana xabsiga loo taxaabay tobanaan kun oo qof oo kooxdaan katirsan. Sidoo kale kooxda Hizmet ayaa loo aqoonsaday in ay tahay Argagixiso.

Tallaabooyinka kadhanka ah Jamaacada Hizmet ee ay qaaday dowladda Turkiga ayaa xumaysay xiriirka Turkiga iyo reer galbeedka. Turkiga ayaa ku eedeeyay in reer galbeedku iska indhatirayaan falalka aragagixiso ee kooxdaan ku kacday iyaga oo gabbaad siiya xubno kooxda katirsan.

Dhanka kale xiriirka Turkiga iyo Maraykanka ayaa sii xumaaday, kadib markii Maraykanku diiday in uu Turkiga usoo gacan galiyo Hogaamiya kooxda Fethulla Gulan.

Gudaha Turkiga Inqilaabka fashilmay wuxuu katagay saamayn siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaale oo xoog badan iyo dood la xiriirta heerka ay marayaan dimuqraadiyadda iyo xuquul insaanka. Inqilaabka fashilmay kadib Turkigu wuxuu qaattay nidaam madaxwaynenimo wuxuuna kasoo guuray nidaamkii Baarlamanka ku dhisnaa.

Inkasta oo dhamaan dhinacyada kala duwan iyo siyaasadda Turkigu ay isku meel oga soo wada jeedsadeen haddana axsaabta ugu waawayn mucaaradka ayaa ku eedeeya xisbiga talada haya ee AKPARTI in ay iskudayga inqilaab uga faaiidausteen sidii ay awoodooda siyaasadeed u xoojin lahaayeen.

Marka la,eego isbadallada la sameeyay iskudayga inqilaab kadib sida dib u habaynta lagu sameeyay maamulka iyo qaabdhismeedka ciidanka iyo meel marinta sharciyada xoojinaya dimuqraadiyadda dad badan waxay rumaysan yin Turkigu kagudbay xilligii uu khatarta ugu jiray inqilaab millatari.

ShareTweetShare
Previous Post

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo Garoowe gaaray

Next Post

Bossaaso: Dab gaystay Khassaare nafeed oo ka dhacay xero barakacayaal

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved