• About us
  • Contact us
Monday, January 25, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Shirka madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka oo maanta bilawday

July 11, 2020
in SOOMAALIYA, SIYAASAD
0
Shirka madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka oo maanta bilawday

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb shirka madaxda shanta dowladood ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeeddada Gogosha ay u dhigeen ay tahay in madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay uga wada tashadaan hannnaan doorasho ee Dalka oo xor iyo xalaal ah. Qoorqoor ayaa hadalkiisa ku daray in aysan talada Dalku iyaga keliya ku koobnayn balse ay tahay mid baahsan loona baahan yahay wada tashi.

Dhanka kale madaxwaynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furitaankii shirka ayaa yiri “Shirkaan aan u fadhino waa shaqo ay u qabaneyno madaxda dowladda federaalka, waa dowladahii aad madaxda u aheydeen, waxeyna ka hadlayaan waxyaabo ay rabaan iney idiin fududeeyaan, waxaan ku rajo weynahay doorasho wakhtigeeda ku dhacda, kuna dhacda si nabad ah, natiijo lagu qanacsan yahayna ay kasoo baxdo, dalkana ka gudbo marxaladaan labaad,”.

Madaxda khudbadooda aadka loo sugyay waxaa kamid ahaa madaxwayanaha Jubaland Axmed İslaam “Axmed Madoobe”. İsaga oo jeediyay khudbad dhinacyo badan taabatay wuuxuu yiri;

“Dowlad Goboleedyada waa qaab dhismeed ka tirsan nidaamka Federaalka, xaqna u leh inay tashadaan, dowladda federaalka mas’uuliyiintoodana talada ayaa ka dhaxeysa oo u baahan qaraarada siyaasiga ee la gaarayo mid laga wada tasho oo la isu yimaado oo la isla qaato meesha la is leeyahay wey gaari kartaa” ayuu yiri Axmed Madoobe”.

Waxaa iyaguna khudbadooda jeediyay madaxwayneyaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis laftagareen iyo madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Labada madaxwayne ayaa carabka ku adkeeyay ahamiyada ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho wakhtigeeda kudhacda la,islana ogol yahay.

Shirkaan ayaa lafilayaa in uu kasoo baxo war murtiyeed muujinay mawqifka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee ku aadan doorashooyinka dalka.

ShareTweetShare
Previous Post

Bixinta Baasaboorka oo dib loo billaabayo

Next Post

Wararkii ugu danbeeyey ee debed-baxyada Mali

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved