• About us
  • Contact us
Wednesday, January 20, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAYAARO

Manchester City oo tiro goolal ah uga adkaatay Newcastle United

July 10, 2020
in CAYAARO
0
Manchester City oo tiro goolal ah uga adkaatay Newcastle United

Kooxda Manchester City ayaa xalay wacdaro ku dhigtay naadiga Newcastle United kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska ciyaar ka dhacday garoonka Man City ee Etihad.

Ciyaarta oo socota kaliya 10 daqiiqo ayuu Gabriel Jesus oo Man city ka tirsan dhaliyay gool hogganka u dhiibay Man City.
Kaddib 10 daqiiqo oo kale Riyad Mahrez ayaa dhaliyay goolka 2-aad.

Newcstale ayaa iska dhalisay goolka 3-aad ee loo diiwangeliyay Man City, waxaana iska dhaliyay ciyaaryahan Federico Fernandes daqiiqaddii 58-aad.

David Silva ayaa ka dhigay 4-0, iydoo gabagabada uu Sterling dhaliyay goolka 5-aad sidaasna Man City ugu adkaatay 5-0.

Dhinaca kale Liverpool ayaa 3-1 uga adkaatay naadiga Brighton & Hove Albion kulan ka tirsan horyaalka oo ay xalay wada cayaareen.

Maxamed Saalax ayaa dhaliyay labaaley iyadoo goolka 3-aadna uu dhaliyey kabtanka kooxda ee Jordan Henderson.

Kulamada kale ee xalay la cayaaray waxaa isaga horyimid Southampton Vs Wolverhampton oo ay Southampton guushu ku raacday 1-0.

Wes Ham VS Burnley, oo 1-0 Burnley ku adkaatay.

HALBEEG

ShareTweetShare
Previous Post

Shirka Dhuusamareeb oo furitaankiisa dib loogu dhigay barrito

Next Post

Taiwan iyo Somaliland oo Aqalka Cad uu ku amaanay xiriirka cusub ee ay yeesheen

WARARKII U DAMBEEYAY

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021
Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

Emmanuel Macron oo ka dalbaday Erdogan inay kulmaan

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved