• About us
  • Contact us
Thursday, January 28, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAAFIMAAD

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug

July 6, 2020
in SOOMAALIYA, CAAFIMAAD
0
Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug

Wasaarada caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland oo gacan ka heleysa Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Galkacyo gaarsiisay agab loogu tala galay Ka hortaga daweynta iyo daryeelka xanuunka Covid 19 kaasi ay ku wareejiyeen ,maamulka gobolka mudug kuwaasi oo u qeybin doono dhammaan xarumaha caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo.

Agabkaan ayaa isugu jira dareeraha gacmaha lagu dhaqdo,maryaha afka lagu xirto,gacmo gashi iyo qalab kale oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka Karoona feyrus.

Munaasabad ka dhacday magaalada Galkacyo waxaa ka hadlay Xirsi Xuseen Nuur (Dirir) oo ka socday hay’adda caafimaadka aduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo  WHO ayaa ka warbixiyay tirada agabkaan caafimaad ee ay gaarsiiyay Galkacyo waxaana uu sheegay in agabkaan uu ka kooban yahay 27615 qeybood oo isugu jira kuwo loogu talagalay ka hortaga iyo daaweynta xanuunka Covid 19.

“Agabkaan waxa uu ka koobanyahay 27615 qeybood oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka safmarka ah Covid-19 waxaana ula jeedadu tahay inaan qeybteyna ka qaadano xakameynta iyo dabar goynta cudurkaan. Ayuu hadalkiisa ku daray Xirsi Xuseen.

Maamulka gobolka mudug oo maanta la wareegay aqabkaan ayaa ka mahadceliyay waxaana ay sheegeen iney u baahnaayeen.

Isku duwaha wasaarada caafimaadka gobalka mudug ee Puntland Cabdi naasir sheekh ibraahim ayaa sheegay in agabka la soo gaarsiiyay gobalka mudug uu yahay mid baahi weyn loo qabay marka loo eego saameynta xanuunku uu ku leeyahay Gobalka.

ShareTweetShare
Previous Post

Madaxda Dowlad Gobobleedyada oo lagu wado dhawaan in ay kulmaan

Next Post

Trump iyo Soomaaliya – Khaladaadka uu Trump ka aaminsan yahay Soomaaliya

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved