• About us
  • Contact us
Monday, April 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Webiga Nile: Wadahadaladii seddex geesoodka ahaa oo dib u billowday

July 4, 2020
in CAALAMKA
0
Webiga Nile: Wadahadaladii seddex geesoodka ahaa oo dib u billowday

Wadahadalla u dhaxeeya dalalka Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa dib u bilawday. Wadahaladaan ayaa looga gol leeyahay sidii isfaham looga gaari lahaa biyo xireenka Itoobiya ka dhisayso wabiga Niilka.

Wakaaladda wararka ee Suudaan ayaa sheegtay wadaxaajoodka seddexda dal u dhaxeeya oo ku saabsan muranka webiga Nile oo qaab muuqaal ahaan ay dhinacyada u wadahadlayaan uu dhexdhexaadinayo Midowga Afrika.

Todobaad kahor wadaxaajoodkii dalalkaasi u dhaxeeyay ayaa natiijo la’aan kusoo gebagaboobay, kadib markii ay ku heshiin waayeen arrimo la xidhiidha qaabka loo buuxinayo biyo xireenka Itoobiya ay dhiseyso.

Itoobiya ayaa ku adkeysatay in bishan July ay billaabeyso buuxinta biyo xireenka.

Masar iyo Suudaan waxay dhankooda ku doodayaan inay Itoobiya billaabi karin buuxinta biyo xireenka ilaa heshiis buuxa ay seddexda dal gaaraan.

Dhankiisa Wasiirka biyaha iyo waraabka dalka Masar ayaa sheegay in wadaxaajoodkii seddex geesoodka ahaa ay Jimcihii shalay gelinkii dambe dib u billowdeen si ay dalalka isula meel dhigaan waxyaabaha la isku mari lahaa.

Dalka Itoobiya oo masar kala dhaxayso khilaaf ku aadan wabiga Niil ayaa haatan waxaa ka taagan qulqulatooyin siyaasadeed. Waxaan lagaran karin saamaynta ay qulqulatooyinkaan ku yeelan karaan arrimaha la xiriira khilaafka wabiga Niil.

Share2TweetShare
Previous Post

Puntland: Imtixaanka Shahaadiga ah oo 16,500 u fariisteen

Next Post

Shan qof oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Baydhabo

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved