• About us
  • Contact us
Thursday, April 22, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home TEKNOLOJIYAD

Turkiga: Tareenkii ugu horreeyay oo koronta ku shaqeeya oo la tijaabinayo

June 30, 2020
in TEKNOLOJIYAD, CAALAMKA, DHAQAALE
0
Turkiga: Tareenkii ugu horreeyay oo koronta ku shaqeeya oo la tijaabinayo

AA

Shikradda gaadiidka samaysa ee laga leeyahay Turkiga (TUVASAS) ayaa sheegtay in ay bilawday tijaabada tareen korontada ku shaqaynaya.

” Xittaa iyadoo lagu guda jiro xanuunka Korona Fayras, shaqaalaha TUVASAS waxay aad uga shaqeeyeen in mashruucaan soo afjarmo” ayuu yiri wasiirka warashada iyo tiknoolajiyada ee Turkiga Mustafa Varank. Wasiirka ayaa intaas ku daray in Tareenkaan oo loogu tala galay in uu ukala goosho magaalooyinka Turkiga dhexdooda, waxaana lagu samayn doonaa kharash %20 kayar tareenada dalka dibaddiis laga keeno.

Tareenkaan tijaabada ah qalabka laga sameeyay %60 waxay kayimaadeen gudaha Turkiga, iyada oo la filayo in ay gaarto %80 wajiyada dambe ee soo saaridda tareenka, ayuu yiri wasiirku.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Turkigu qayb libaax ka qaadan doono hormarinta sistamyada tareenada caalamka, iyada oo Turkigu sistamka tareenada ku samayn doono maalgalin gaaraysa $15 billyan oo doollar tobanka sano ee soo socotta.

Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabayaasha dhaqaalaha Adil Karaismailoglu ayaa dhankiisa sheegay in shirkadda TUVASAS oo markii hore loo sameeyay in ay noqoto shirkad dayac tir, ay noqotay shirkadda ugu wayn Bariga Dhexe ee samaysa sistamka tareenada. Wuxuu intaas ku daray in Turkigu 18 sano ee lasoo dhaafay ay ku bixiyeen lacag gaaraysa $338.46 bilyan hormarinta sistamayada gaadiidka iyo isgaarsiinta, $62.3 bilyan oo kamid ah lacagtaas waxay ku baxday hormarinta sistamka tareenada dalka.

AA

ShareTweetShare
Previous Post

Markab Iiraan laga leeyahay ayaa hawlgal kalluumaysi sharci darro ee ugu weyn adduunka ka wada biyaha Soomaaliya

Next Post

Itoobiya: Jowhar Mohamed oo la xiray

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved