• About us
  • Contact us
Friday, April 23, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home DHAQAALE

Baanka Aduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $40 milyan oo loogu talagalay latacaalidda Ayaxa

June 30, 2020
in DHAQAALE, CAALAMKA
0
Baanka Aduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $40 milyan  oo loogu talagalay latacaalidda Ayaxa

Guddiga Maamulka ee Baanka aduunka ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo 40 malyan oo dollar ah oo Soomaaliya lasiinayo. Taageeradaan oo qayb ka ah deeqda hormarinta caalamka (IDA) ayaa loo adeegsan doonaa wax ka qabashada dhibaatooyinka Ayaxu Soomaaliya ugastay.

Ayaxa ayaa saamayn ku yeeshay nolosha dad gaaraya 2.6 malyan oo kunool afartan iyo saddex degmo oo Soomaaliya katirsan. Beeraha oo ka ah %75 wax soo saarka dhaqaale ee Soomaaliya ayaa dhibka ugu badan kasoo gaaray Ayaxa.

Taageerada dhaqaale ayaa sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay bogga Baanka Aduunka si gaar ah taageero cunno iyo lacag caddaan ah lagu siin doonaa dadka saboolka ah ee Ayaxu saameeyay

Baanka Aduunka ayaa bishii May ee aan soo dhaafnay ansixiyay lacag $500 malyan oo deeq dag-dag ah oo loogu talagalay dalalka Afrika iyo Bariga dhexe ee ku saamoobay duullaanka Ayaxa. dhibanayaasha ayaxa ayaa lasiinayaa lacag caddaan ah iyo taageero dhanka wax soo saarka beeraha iyo xoolaha nool. Sidoo kale waxaa loo adeegsan doonaa xoojinta diyaargarowga dowladaha iyo sare u qaadidda iskaashiga ka dhaxeeya dalalka gobolka.

ShareTweetShare
Previous Post

Mileteriga Shiinaha oo tallaal cusub oo koronafayras ah isticmaalkiisa billaabi doona

Next Post

Madaxweynaha Farmaajo oo xariga kajaray garoonka ciyaaraha Muqdisho

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved