• About us
  • Contact us
Sunday, January 17, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Qadar

June 26, 2020
in SOOMAALIYA
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Qadar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Sida ay qortay warbaahinta dowladda safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ah mid shaqo, waxaana ku wehliya Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Kheyre uu la kulmi doono Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Qatar iyo Amiirka Qatar. Wararka qaar ayaa sheegaya in safarka Ra’iisul Wasaaraha uu la xiriiro sidii dowladda Qatar ay dib u bilaabi laheyd taageero dhaqaale oo ay siin jirtay dowladda oo tan iyo markii la magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Qatar hakad ku yimid.

Qatar ayaa si weyn u taageerta dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, iyadoo safaradii ugu badnaa ay Mas’uuliyiinta dowladda sanadihii u dambeeyay ku tageen dalkaas.

Jowhar

ShareTweetShare
Previous Post

Qaramada Midoobay: Malaayiin caruur reer Yemen ah oo qorka usaaran macluul.

Next Post

Liiraha Rag baa Xamar u Tagay

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII U DAMBEEYAY

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

January 15, 2021
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda doorashada ee cakkiran

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda doorashada ee cakkiran

January 13, 2021
Ilhan Cumar oo ku eedeysay madaxweyne Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill

Ilhan Cumar oo ku eedeysay madaxweyne Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill

January 13, 2021
Midawga musharixiinta oo war kasoo saaray xaaladda doorashada dalka

Midawga musharixiinta oo war kasoo saaray xaaladda doorashada dalka

January 12, 2021
Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

January 12, 2021
Turkiga: Wadaad lagu xukumay in kabadan kun-sano oo xabsi ah

Turkiga: Wadaad lagu xukumay in kabadan kun-sano oo xabsi ah

January 12, 2021
Dhakhtar Muslim ah oo 200 oo bukaan ah ka cafiyay dayntii lagu lahaa

Dhakhtar Muslim ah oo 200 oo bukaan ah ka cafiyay dayntii lagu lahaa

January 11, 2021
Weerar ka dhacay duleedka Balcad

Weerar ka dhacay duleedka Balcad

January 11, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

January 15, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved