• About us
  • Contact us
Monday, January 25, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAAFIMAAD

Turkigu waa Dalka 3aad ee bixiyay taageerada caafimaad ee ugu badan caalamka

June 23, 2020
in CAAFIMAAD
0
Turkigu waa Dalka 3aad ee bixiyay  taageerada caafimaad ee ugu badan caalamka

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Turkiga Yavuz Selim, isaga oo kahadlaya sida gargaarku qaybta oga yahay siyaasadda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegay in Turkigu yahay dalka saddexaad ee bixiya taageerada iyo gargaarka caafimaad ee ugu badan caalamka.

İsago internetka  oga qaybgalaya Shirka 4aad ee Brussels ee diiradda lagu saarayay sida loo waajahay xanuunka Covid-19  ayaa wuxuu sheegay in dalkiisu caawimaad gaarsiiyay 131 dal intii xanuunku jiray.

Wuxuu intaas ku daray in Turkiga waajaheen labo arrimood  oo kala ah; taakulaynta qaxootiga kunool Turkiga gudihiisa iyo kaqayb qaadashada gurmadka loo fidinayo dalalka kale ee xanuunku saameeyay.

İsagoo kahadlaya guulaha Turkigu kagaaray ladagaalanka Covid-19, wuxuu yiri “ Waxaan dadka oo dhan oo ay kujiraan qaxootigu siinaa adeeg caafimaad oo bilaash ah, arrintaan ayaa noo suurtagalisay in aan xakkamayno faafidda xanuunka, laakiin guul kama gaari karno dagaalka aan xanuunka kula jirno haddii dhamaan dalalka caalamku isu bahaysan xanuunkan”.

“ Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah waa in aan loola dhaqmin si kabaxsan bini,aadamnimada sidoo kale waa in aan si khassab ah dib loogu celin” ayuu hadalkiisa ku daray.

Tan iyo markii uu kasoo if baxay dalka Shiinaha bishii Disember ee sanadkii hore, xanuunka Covid-19 wuxuu caalamka ku dhacay dad gaaraya 9 malyan iyadoo ay udhinteen 469,000, halka 4.46 malyan oo ruuxna ka boqgsadeen, sida ay sheegtay Jaamacadda Jhons Hopkins.

İyada oo lagu guda jiro dagaalka lagula jiro Covid-19, Turkigu wuxuu safka hore kaga jiraa hawlaha gargaarka. Ku dhawaaad saddex meelood labo dalalka caalamka ayaa Turkiga usoo gudbiyay codsiya taageero caafimaad. Codsiyadaas kalabar waa laga jawwaabay.

Gargaarka caafimaad ee Turkigu baxshay ayaa isugu jira, maskiyada afka iyo sanka lagu xidho, dharka la, isaga ilaaliyo xanuunka, galoofiska gacmaha, iyo agabka jeermiska-dila. Alaabahaan ayaa waxaa  lagu sameeyaa warshado millatarigu leeyahay.

Turkiga waxaa ku nool in kabadan 3.5 malyan oo qaxooti suuriyaan ah kuwaasoo kasoo qaxay dagaalada kasocda dalkaas. Wuxuuna Turkigu lambar kow kayahay dalalka marti-galiya qaxootiga iyo magangalyo doonka.

Daily Sabah

ShareTweetShare
Previous Post

Somaliland oo Qaadday Guud Ahaan Xayiraadihii Covid- 19

Next Post

GAALKACYO: WADDO SHAN SANO U XIRNAYD KHILAAF OO LA FURAY

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved