• About us
  • Contact us
Wednesday, January 27, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Aqalka sare ee baarlamanka İtoobiya oo ansixiyay in dib loo dhigo doorashada

June 11, 2020
in CAALAMKA
0
Aqalka sare ee baarlamanka İtoobiya oo ansixiyay in dib loo dhigo doorashada

Baarlamanka dalka itoobiya ayaa ansixiyay in muddo hal sano ah dib loo dhigo doorashadii lafilayay in ay dhacdo bisha August ee sanadkan 2020. Arintaan ayaa ka dhigan in raysal wasaare Abiy Ahmed oo xilka sii hayn doono ilaa hal sano oo kale kadib marka wakhtigiisu dhamaado. Arintaan ayaa kusoo beegmaysa labo maalmood kadib markii afhayeenka aqalka sare ee baarlamanku is casishay.

Sida uu sheegay afhayeen aqalka sare Gebru Gebreslassie, aqalka sare ayaa ansixiyay in la kordhiyo muddo xileedka sharcidajiyeyaasha heer federaal iyo heer ismaamul goboleedba muddo u dhaxaysa 9 illaa 12 bilood.

Gebru Gebreslassie, ayaa sheegay in doorashooyinku dhici doonaan kadib marka hayadaha caafimaadka dalku sheegaan in Korono Fayras uusan khattar ku ahayn caafimaadka guud ee dalka.Itoobiya ayaa diiwaan galisay 2,336 bukaan oo uu kudhacay Korona Fayras iyo 32 dhimasho ay maalinkii Arbacada.

Go,aanka dib u dhigista doorashada ayaa waxaa ka hor yimid mucaaradka itoobiya oo isugu jira Oromo iyo Tigree. xisbiga Tigreega ee TPLF ayaa ku hanjabay in doorasho ka samayn doonaan gobolka Tigrayga haddii doorashada dib loo dhigo, waxaana arinkaas ka jawaabay raysal wasaare Abiy Ahmed oo sheegay in dowladdu faragalin doonto haddii gobol gaar ah dastuurka dalka jabiyo.

ShareTweetShare
Previous Post

Waa kuma ninka Soomaaliga ah ee loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya?

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaqday

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved