• About us
  • Contact us
Sunday, January 17, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SIYAASAD

Maxaa kasoo baxay kulankii madasha xisbiyada qaran iyo gudoonka baarlamanka

June 8, 2020
in SIYAASAD, SOOMAALIYA
0
Maxaa kasoo baxay kulankii madasha xisbiyada qaran iyo gudoonka baarlamanka

kulan saacado badan qaatay aay dhexmaray gudoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo madaxwayne yaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shekh Axmex iyo Xassan Sheekh Maxamuud oo ka socda madasha xisbiyada qaran.

kulanka oo lagu laffa guray sida ay doorasho dalka ugu dhici karto xilliga loo asteeyay, ayay labada madaxwayne waxay gudoomiyeyaasha labada aqal ugudbiyeen aragtida madasha ee ah in doorasho la isla ogolyahay dalka kadhacdo, xilligeeda ku dhacdo saamilayda siyaasaddana laga qaybgaliyo talada.

Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Murasal sheekh ayaa uballan qaaday in uu fariitooda ugudbin doono madaxwaynaha iy rayasal wasaaraha.

Wararku waxay intaas ku darayaan in madaxwayne farmaajo iy raysal wasaare khayre mid walba gaar usoo wacay gudoomiyaha golaha shacabka kana codsaday in uu teleefanku ugu dhiibo labada madaxwayne ee hore, halkaas salaan iyo sheeko gaaban ku dhex martay.

Sikastay ahaataba waxaa laga dhursugayaa miraha kasoo baxa kulankaas iyo haddii loo baddali karo kulan ka ballaaran oo dhinacyada siyaasadda soomaaliya kulugleh isaga imaan karaan arrimaha siyaasadda dalka.

ShareTweetShare
Previous Post

Madaxweyne Waare oo lacag ku wareejiyay gudiga fatahaada Beledwayn

Next Post

Booliska Mareykanka ee magaalada ay Soomaalida ku badan yihiin oo “la kala dirayo”

WARARKII U DAMBEEYAY

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

January 15, 2021
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda doorashada ee cakkiran

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xaaladda doorashada ee cakkiran

January 13, 2021
Ilhan Cumar oo ku eedeysay madaxweyne Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill

Ilhan Cumar oo ku eedeysay madaxweyne Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill

January 13, 2021
Midawga musharixiinta oo war kasoo saaray xaaladda doorashada dalka

Midawga musharixiinta oo war kasoo saaray xaaladda doorashada dalka

January 12, 2021
Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

Muuse Biixi ” Gef ayeey nagu tahay in shaqsiyaad shaqo taggay lagu tilmaamo xildhibaanno Somaliland ah

January 12, 2021
Turkiga: Wadaad lagu xukumay in kabadan kun-sano oo xabsi ah

Turkiga: Wadaad lagu xukumay in kabadan kun-sano oo xabsi ah

January 12, 2021
Dhakhtar Muslim ah oo 200 oo bukaan ah ka cafiyay dayntii lagu lahaa

Dhakhtar Muslim ah oo 200 oo bukaan ah ka cafiyay dayntii lagu lahaa

January 11, 2021
Weerar ka dhacay duleedka Balcad

Weerar ka dhacay duleedka Balcad

January 11, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

Museveni oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ee kasoo baxay doorashada Uganda

January 15, 2021
Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

Trump oo ka xir-xiranaya Aqalka Cad

January 15, 2021
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku eedeeyay mucaaradka iyo D/goboleedyada qaarkood inaysan rabin in dalka doorasho kadhacdo

January 15, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved