• About us
  • Contact us
Wednesday, January 27, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Madaxweyne Farmaajo: G/Banaadir waa in uu matalaad ku yeeshaa aqalka sare

June 6, 2020
in SOOMAALIYA, SIYAASAD
0
Madaxweyne Farmaajo:  G/Banaadir waa in uu matalaad ku yeeshaa aqalka sare

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta khudbadii dastuuriga aheyd ka jeedinayay Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka labada Aqal ayaa jeediyay codsi Madaxweyne oo ku saabsan Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Farmaajo ayaa gabagabadii khudbadiisa furitaanka Kalfadhiga 7aad ku soo xiray in codsi uu u jeediyay Labada Aqal inay aqbalaan in Magaalada Mudisho ay matalaad ku yeelato Aqalka Sare.

“Maanta Waxaa Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka u jeedinayaa codsi Madaxweyne oo aan rajeynayo inaad iga aqbashaan aad igu taageertaan iguna sharaftaan, si aan u muujino tixgelinta iyo qaddarinta aan u heyno caasimadda Muqdisho, oo aan wada jecelnahay, si gaar ah meel gaar iga taal oo aan ku dhashay oo aan luuq luuq u aqaan oo aan ku koray fadlan igu raaca ay ku yeelato aqalka sare caasimadda muqdisho inay ku yeelato matalaada ay mudan tahay ayna muraayad uga wada noqoto dhamman shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Inkastoo bilowgii hore Madaxweynaha uu khudbadiisa kala kulmay buuq iyo sawaxan ay kala hor-yimaadeen qaar ka mid ah Xildhibaannada mucaaradka, ayaa hadana waxaa uu muujinayay degenaan, isagoo ka dalbanayay Xildhibaannada inay ixtiraam muujiyaan oo ah in la is dhageysto.

Khudbadda Madaxweynaha ayaa ahaa mid si weyn loo sugayay, waxaa uu ku soo bandhigay waxqabadka dowladdiisa iyo guulihii ay gaartay, isagoo ku soo hadal qaaday xasilooni siyaasadeed oo dowladdiisa gaartay, fursada la siiyay Ra’iisul Wasaarihiisa.

Madaxweynaha ayaa sheegay inay ka go’an tahay in doorashada ku dhacdo waqtigii loogu tala galay.

ShareTweetShare
Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo Al-Shabab kala wareegay deegaanka Abaal ee gobolka Bakool

Next Post

George Floyd: Nin caddaan ah oo shaqadiisii uga tegey si uu qof madaw ah u soo codsado

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved