• About us
  • Contact us
Friday, April 23, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Puntland: Saddex urur siyaasadeed oo ku midoobay urur siyaasadeedka “Mustqabal”

June 4, 2020
in SOOMAALIYA, SIYAASAD
0
Puntland: Saddex urur siyaasadeed oo ku midoobay urur siyaasadeedka “Mustqabal”

Waxaa Garowe lagu qabtay Munaasabad loogu dhawaaqayo midowga sadex urur siyaasadeed oo kala ah Qarandoon, Xaqsoor iyo Daryeel lagu qabtay hotelka Marti-soor Garowe.

Ururadan siyaasadeed oo horay u helay aqoonsiga Guddiga Doorashooyinka kumeel gaar ah ee Puntland(TPEC) ayaa kumidoobay hal urur oo ay u bixiyeen Urur Siyaasadeeka Mustaqbal “Mustaqbal Political Assocaition”.

Munaasabada ku dhawaaqida oo si heersare ah loosoo agaasimey waxaa kasoo qaybgalay Siyaasiyiin, Dhaqanka, Culimo, Suxufiyii, Ururada Haweenka iyo Dhallinyarada iyo Ganacsato.

Waxaa ka hadlay xubno matalayay Ururadii isku biiray waxayna tilmaameen in sadexda urur ay isku mabaadiida iyo ahdaafta kawada sinaayeen oo ay xigmaddu ahayd inay isu kaashadaan xaqiijinta himilooyinka iyo rabitaanka Dadka Puntland iyo Soomaaliyeed.

Ugu dambayntii Ururka Mustaqbal ayaa soo badhigay Warmutiyeedkiisa Midowga oo sidan u dhignaa:-

Anagoo ah sadexda urur siyaasadeed ee kala ah QARANDOON, XAQSOOR iyo DARYEEL, kana diiwaangashan Puntland waxaanu ku midownay hal urur siyaasadeed oo magaciisu yahay MUSTAQBAL.

Ujeedada keentay midawga waxay tahay iyadoo ururada midoobay ay aaminsanyihiin aragtiyo siyaasadeed isku mid ah, aragtidaas oo ku salaysan cadaalad, maamul wanaag iyo horumar taabagal ah oo ka hirgala Puntland iyo guud ahaan Soomaaliaya.

Aasaasayayaasha iyo hormuudka saddexda urur waxay garawsadeen muhiimada ay leedahay midaynta xoogaga siyaasadeed si loo xoojiyo midnimada umadda, loogana dhabeeyo rabitaanka dadka Puntland.

Ururka MUSTAQBAL, wuxuu ugu baaqaynaa shacabka Puntland, inay si firfircoon uga qaybgalaan siyaasada iyo doorashooyinka si looga gudbo habka ku dhisan soo xulista beelaha, looguna gudbo hab xukunka lagu gaadhayo doorasho xor iyo xalaal ah oo wakhtiyaysan.

Dhamaan urur siyaasadeedyada waxaan ugu baaqaynaa in la ilaaliyo shuruucda u degsan dalka, waxaanuna ka digaynaa in hantida iyo shaqaalaha rayidka ah loo adeegsado ololaha siyaasada.

“WAXAA INA WADA DEEQA QARAN KU DHISAN CADAALAD IYO MIDNIMO

ShareTweetShare
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in dib loo furiayo duulimaadyada gudaha bilowga todobaadka soo socdo

Next Post

Dagaal kadhacay Dagmada Balcad

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved