• About us
  • Contact us
Thursday, January 21, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

WHO: Dunidu waxa ay wajaheysaa khatartii ugu badneyd ee COVID-19

May 24, 2020
in CAALAMKA
0
WHO: Dunidu waxa ay wajaheysaa khatartii ugu badneyd ee COVID-19

Hay’adda Caafimadka Adduunka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa ka digaty in dunidu ay ku adkaan doonto in si degdeg ah ay uga lug baxdo cudurka Korona feyras iyada oo ay waddama badabn diiwaan gelinayaan kiisaskii ugu badnaa si maslinle ah.

Hay’adda WHO waxay sheegtay 24-kii saac ee ugu dambeeyey in dunida laga diiwaan geliyey 106,000 oo kiisas cusub ah.
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimadka Adduunka Dr Tewedros Adhanom Gabreyesus ayaa walaac ka muujiyey kiisaska cusub ee soo kordhay xilli dhaqaalaha dunida uu hoos u sii dhacayo cudurka awgii.

Digniinta WHO ayaa ku so beegmeysa xilli ay kiisaska cudurka ee dunida ay ku sii dhaw yihiin 5 malyan.

Xeel-dheerayaasha caafimaadkuna waxay ka digeen tirada kiisaska cudurka ee dunida oo haatan lagu sheegay ku dhawaad 5 malyan iney aad ugu badan tahay tirada rasmiga ah dadka uu cudurka haleelay, waddamada qaar ayaa jira oo aan baaritaanno badan sameynin taas oo sii murjineysa walaaca dunida ee COVID-19.

In ka badan 326,000 oo qof ayaa cudurkan aafada noqday ee Korona dunida ugu geeriyooday, sida ay tibaaxeyso xogta laga helayo Jaamacadda John Hopkins oo diiwaangeliso kiisaska cudurka ee dunida.

Dalka Mareykanka ayaana noqday waddan uu si weyn uu cudurka u saameeyey iyada oo dad ka badan 1.5 malyan uu cudurka soo ritay 92,000 oo qofna ay cudurka u dhinteen.

“Hay’adda WHO waxay sheegtay 24-kii saac ee ugu dameeyey in dunida laga diiwan geliyey 106,000 oo kiisas cusub, tani iyo marka uu cudurka dunida ka dillaacay waa tiradi maalinlaha ee ugu badneed oo la diiwaangeliyo,” ayuu yiri Dr Tewedros Adhanom oo arbacadi shir jaraa’id qabtay.

“Ku dhawaad seddex meelood laba ka mid ah kiisaskaasi waxaa laga diiwaangeliyey afar dal oo keli ah,” ayuu sii raaciyey.

Dr Tewedros waxaa kale oo uu ka digay iney weli dunida u baahan tahay wakhti dheer si ay cudurkan safmarka ay uga lug baxdo.

Digniinta Agaasimaha WHO ayaa ku soo beegmeysa xilli ay waddama badan oo uu Mareykanka ka mid yahay ay billaabeen in ay xayiraadaha iyo bandowga ay horay u soo rogeen ay dabciyaan.

Isha Warka: Halbeeg

ShareTweetShare
Previous Post

Muslimiinta Bariga iyo Galbeedka Africa oo maanta ciiday

Next Post

Maamulka Premier League-ga iyo kan kooxaha oo kulan muhiim ah yeeshay

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved