• About us
  • Contact us
Tuesday, January 26, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SIYAASAD

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Al-Shabaab ay adeegsanayaan gacmo kale

May 23, 2020
in SIYAASAD, SOOMAALIYA
0
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Al-Shabaab ay adeegsanayaan gacmo kale

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Dagaalamayaasha Al-shabaab isagoo sheegay inay adeegsanayaan gacmo kale oo doonaya in ay burburiyaan hanaanka dowladnimadda maamulka Puntland.

Inkastoo uusan Madaxweyne Deni uusan carabka ku dhufan gacmaha kale inay adeegsanayaan Alshabaab ayaa hase yeeshee waxaa uu xusay in saddex Gudoomiye gobol oo kala ahaa Banaadir, Nugaal iyo Mudug, isagoo xusay in ay qabaan tuhuno ku aadan in ay jiraan dad adeegsanaya Al-Shabaab.

Waxaa uu tusaale u soo qaatay Warar ay horay u qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka ee loolanka dalalka Carabta qaarkood ay ku jiraan Soomaaliya in ay qeyb ka noqon karto adeegsiga Al-Shabaab.

“Tuhun badan ayaa qabnaa oo ku aadan in Al-Shabaab ay noqdeen gacmo la iska adeegsado,gacmo kale iyo dano ayaa loo adeegsanaya sidda horay Jariidaha Caalamka u sheegeen in Muddo ka yar labo bilood la beegsado labo Gudoomiye gobol oo Puntland ah tuhun ayaan ka qabnaa baaritaanana waan wadnaa” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowladda federaalka ay wado qorshe lagu duminayo mamaulka Puntland.

Waxa uu sheegay in dowlada federaalka ay bilowday in madaxda maamulkaas aysan la laheyn wax xariir ah, taas bedelkeedna ay bilowday inay xiriiro iyo kala qoqob ka dhex bilaawdo maamulka PuntlanMadaxweynaha Puntland

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa shaki geliyay in hoobiyaasha lagu rido xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane ay ka dambeeyaan ururka Alshabaab,isagoo sheegay in marka mowqif adag ay beesha caalamka ka istaagaan arrimaha Soomaaliya hoobiyaasha lagu rido xarunta Xalane.

Muddo ka yar 2 bilood ayaa Qaraxyo ismiidaamin ah lagu dilay Gudoomiyeyaasha gobolada Mudug iyo Nugaal, waxaana Mas’uuliyada dilka sheegtay Al-Shabaab.

ShareTweetShare
Previous Post

Soo laba kacleynta Corona ee dalalka qaar oo jahwareer hor leh abuuray

Next Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Saameynta COVID-19 Ku Yeeshay Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Wadanka

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved