• About us
  • Contact us
Monday, April 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home SOOMAALIYA

Muuse Biixi: Xamar waxaan u aragnaa cadow maadama ay diideen qarannimadeena

May 18, 2020
in SOOMAALIYA
0
Muuse Biixi: Xamar waxaan u aragnaa cadow maadama ay diideen qarannimadeena

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay cadow u aragta dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxa uuna sheegay inysan dowladiidsa raali ka noqon doonin in gargaar loo soo marsiiyo Muqdisho.

Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlayay sannad guurada 18-ka May oo ku beegan xilligii Somaliland ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya, isla markaana tahay dal madax bannaan.

”Cidwalba oo gar-gaar Somaliland siineysa waan soo dhaweyneynaa balse marnaba aqbali mayno gargaar amaba dhaqaale noo soo maro Soomaaliya, cidda dooneysa iney wax nagu taageerto inaga si toos ah ha noo soo mariso,” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi.

”Xamar waxaanu u aragnaa cadaw sababtoo ah waxa ay diidan tahay qaranimadeena”.

Waxa uu sheegay in mar walba mowqifkooda yahay mid cad oo ay iyaga iyo Soomaaliya yihiin labo dal oo deris ah.

Muuse Biixi ayaa sheegay in haddii la rabo in wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland noqdaan kuwo dhab ah ay marka hore shardi tahay in sidii labo dowladood oo kale loo wada hadlo.

Waxaa uu sheegay in aysan wada xaajood la geli doonin dowladda Soomaaliya, “inta mas’uuliyiinta Muqdisho joogta ay ugu yeerayaan Somaliland Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya”ayuu yiri.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in wada hadalka labada dhinac ay tahay in laga heshiiyo ajanadaha kaga wad ahadlayo, waxaana uu xusay in mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya aaminsan yihiin in midnimo oo keliya laga wada hadli karo, halka Somaliland aaminsan tahay in kala go’ oo keliya laga wada hadlo.

Waxaa uu soo jeediyay in haddii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay wada hadalka ku heshiin waayaan in la tago maxkamad caalami ah, si ay ukala saarto.

”30 sanno waanu wada joognay 30 kalana waanu kala maqnayn, marka waxaa iga dhaadhici la’ inamada yar-yar ee Xamar jooga ee oranaya inta ay telefishinada soo istaagaan Hargeysa ayaan mashuuc ka fulineyna taasi waa cadaawad hor leh oo la abuurayo,” ayuu yiri Muuse Biixi.

Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku soo gebagabeyay in guusha Soomaaliland ay dhawoday ay dadkuna dhabar adaygaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysaneysa in Somaliland ay tahay gobol ka mid ah gobollada Soomaaliya. Waxaa jriay wadahallada u dhexeeya labada dhinac oo sanadihii dahwaa ka dhacay dalal ay ka mid yihiin Turkiga iyo Jibuuti.

Wadahadallaadaasi ayaa hakad ku yimid dhowrkii sano ee la soo dhaafay iyo labada dhinac uu mdiba kan kale ku eedeynaya dib u dhaca wadahadallada.

Isha Warka: BBC SOMALİ

ShareTweetShare
Previous Post

Bukaannada Ka Bogsoonaya Feyruska Karoona Oo Kordhay

Next Post

Axmed Madoobe shir la qaatey Ergada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved