• About us
  • Contact us
Monday, April 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Erdogan oo sheegay in caalamku İsbaddali doono Korona Fayras 19 kadib

April 10, 2020
in CAALAMKA
0
Erdogan oo sheegay in caalamku İsbaddali doono Korona Fayras 19 kadib

Madaxwayne Jamhuuriyada Turkiga Rejab Dayib Erdogaan ayaa yidhi; Isbaddal ayaa ku soo wajjahan dunida  Korona Fayras Kadib, wuxuuna sheegay in Turkiya ka gudbi doonto khattarta Korona Fayras, hadalka Erdogan ayaa ku yimid kulan maqal iyo muuqaal ah oo ay yeesheen madaxda dalalak ku bahoobay Ururka Golaha Turkida ee ay ku midaysan yihiin dalalka ku hadla Afka Turkiga.

Sidoo kale Erdogan wuxuu hoosta ka xariiqay in dalkiisa aysan dhibaato ka haysan  agabka caafimaad ee loo baahan yahay si loo xakkameeyo xanuunka Korona Fayras19 oo fara kulul ku haya dhammaan dalalka caalamka. Dagaal ayaan kula jiraan cadaw aan la,arkin oo ay daba socdaan isbaddalo dhaqaale iyo bulsho oo baaxad wayn ayuu yidhi Erdogan.

Wuxuu madaxda usheegay sida ay muhiim utahay u diyaar garowga Korona Fayras 19  Kadib, iyada oo la,iska kaashanayo dhinacyada dhaqaalaha, caafimaadka iyo arimaha bulshada.

Erdogan wuxuu ku dheeraaday ka hadalka hormarka dalkiisu ka sameeyay dhanka caafimaadka iyo tallaabooyinka ay qaadday dawladdiisu si loola diriro Korona Fayras 19, isaga oo sheegay in ay sameeyeen gole aqoonyahan oo ka shaqayn doona ka hortagga iyo ladagaalanka Fayruusyada.

Golaha Turkida ayaa ah gole la sameeyay sanaddii 2009, waxaana xubna ka ah;  dalalka Turkiga, Azerbaijan, Kazakhstan, Kyrgyzstan iyo  Uzbekistan.

Timaan Media (İstanbul)

Share8TweetShare
Previous Post

Diblumaasiyadda Coronavirus: Sida uu Covid-19 usii hurinayo xiriirka Caalamiga ah

Next Post

Puntland oo sheegtay inuusan dhaqan gelin amarkii ay ku xirtay xuduudaha Somaliland iyo Itoobiya ay la-wadaagto

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved