• About us
  • Contact us
Monday, April 19, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

OPEC iyo Ruushka oo hoos udhigaya wax soo saarkooda saliidda

April 10, 2020
in CAALAMKA
0
OPEC iyo Ruushka oo hoos udhigaya wax soo saarkooda saliidda

Russia iyo dalalka OPEC ee Sacuudiga uu hoggaamiyo ayaa dejiyey qorshe ay wax soo saarkooda saliidda ceyriin ku dhimayaan 20%, kadib cadaadis ka yimid Mareykanka.

Kooxdan oo loo yaqaan OPEC+ ayaa sheegay in heshiis kama dambeys ah uu ku xiran yahay Mexico inay wax ka saxiixdo kadib markii ay diiday codsi horey loogu jeediyey inay wax soo saarka ku dhinto.

Wada-hadallada wasiirada tamarta ee dalalkan ayaa la filayaa inay dib u billowdaan maanta.

Qorshahan la dejiyey ayaa ah in wax soo saarka saliidda ee dalalka OPEC+ lagu dhimo 10 milyan oo barmiil maalinkiiba, taasi oo ah 10% guud ahaan wax soo saarka caalamka, ayada oo 5 milyan oo barmiil oo kalena la filayo inay dhimaan dalalka kale ee aan ku jirin kooxda.

Dalabka shidaalka caalamka ayaa hoos u dhacay 30 milyan oo barmiil maalinkii ama 30% sababo la xiriira cudurka Coronavirus, ayada oo diyaaradihii ay joojiyeen duulimaadyada, dadkuna aysan kaxeyn baabuurtooda, oo badankood ay guryaha ku xiran yihiin.

Waxaa taas sii dheer in Sacuudiga ay sare u qaadeen wax soo saarkooda, ayaga oo ku xumeynaya Ruushka, si qiimaha saliidda uu hoos ugu dhaco.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hanjabay Sacuudiga inuu tallaabo ka qaadayo haddii aysan xallin suuqa saliidda caalamka ee wax soo saarka dheeriga ah ee aan loo baahneyn uu qiimo tiray.

Trump ayaa sheegay in Sacuudiga ay wajihi karaan cunaqabateyn iyo canshuur dheeri ah, haddii aysan dhimin wax soo saarkooda oo horseeday in suuqa saalidda Mareykanka uu qiimo dhac weyn ku dhaco.

Aqalka Cad ayaa sheegay in Trump uu sidoo kale taleefon kula hadlay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo boqor Salmaanka Sacuudiga, si ay u xalliyaan qiimo dhaca saliidda ee ka dhashay wax soo saarka dheeriga ah.

REUTERS

ShareTweetShare
Previous Post

Alshabaab oo saraakiil iska dishay

Next Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo walaac ka muujyay faafidda iyo halista Covid 19

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021

Qaybaha

  • AASIYA
  • AFRIKA
  • AMERIKA
  • BULSHO
  • CAAFIMAAD
  • CAALAMKA
  • CAYAARO
  • DHAQAALE
  • MAQAALLO
  • QORMO
  • SIYAASAD
  • SOOMAALIYA
  • TEKNOLOJIYAD
  • About us
  • Contact us
  • Sitemap

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved

No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD

© 2020 Tilmaan Media Network - All Rights Reserved