• About us
  • Contact us
Friday, April 23, 2021
Tilmaan Media
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
  • BOGGA HORE
  • SOOMAALIYA
  • CAALAMKA
  • SIYAASAD
  • DHAQAALE
  • QORMOOYIN
  • BULSHO
  • CAYAARO
  • TEKNOLOJIYAD
No Result
View All Result
Tilmaan Media
No Result
View All Result
Home CAALAMKA

Pakistan oo soo ridday diyaarad ay leedahay India

April 9, 2020
in CAALAMKA
0
Pakistan oo soo ridday diyaarad ay leedahay India

Ciidamada Pakistan ayaa sheegay in diyaarad aan duuliye lahayn (Drone) oo ay leedahay India ay kusoo rideen Kashmir, ayada oo ay sii korortay xiisadda ka dhe oogan labada dal ee ka taagan xuduudda dhulka lagu muransan yahay.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay garabka warbaahinta ee ciidamada, diyaaradda India oo ahayd mid wax basaasta ayaa 600 oo meter gudaha usoo gashay xuduudda Kashmir ee labada dal ee loo yaqaan Khadka Maamulka (LoC).

“Ficilkan gardarrada ah waxaa si cad uga jawaabay askarta ciidanka Pakistan oo soo riday diyaaradda India,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay ciidamada.

Afhayeen u hadlay ciidamada India ayaa sheegay in diyaaradda “aysan ahayn middooda”.

Dhacdadan ayaa timid ayada oo Pakistan iyo India uu midba midka kale ku eedeeyey inuu jebiyey heshiiska xabad-joojinta ee Khadka Maamulka, oo labada dhinac ay isku weydaarsadeen hoobiyeyaal.

Xiisadda labada dal ee ku hubeysan hubka Nukliyeerka ayaa ka dartay bishii Febraayo ee 2019, ayada oo India ay duqeymo ka fulisay gudaha Pakistan, kadib markii ay ku eedeysay inay gabbaad siisay koox fulisay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Kashmir kaasi oo lagu dilay 40 ka mid ah ciidamada sida militariga u tababaran ee India.

Pakistan ayaa maalinkii ku xigay ku jawaabtay weerar, ayada oo soo ridday diyaarad dagaal oo India ay leedahay, islamarkaana qabatay duuliyihii waday, taasi oo labada dal qarka u saartay dagaal buuxa.

AFP

ShareTweetShare
Previous Post

Duqa Muqdisho oo sheegay in dad badan Muqdisho ugu dhinteen Covid-19 kuwa kalana ay la’ liitaan

Next Post

Coronavirus oo sababay in dunida ay ku faafto dawo been abuur ah

WARARKII U DAMBEEYAY

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

January 21, 2021
Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

Mareykanka: Ilaa 400,000 oo qof ayaa u dhintay COVID-19

January 20, 2021
Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay dayn ku leedahay

January 20, 2021
Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

Millatarigan Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno katirsan Alshabaab

January 19, 2021
Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

Qarax lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo goor dhaw ka dhacay dulleedka Muqdisho

January 19, 2021
Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

Dowladda oo beenisay in ciidamo Soomaali ah lagu dilay dagaalka kasocda gobolka Tigree ee İtoobiya

January 19, 2021
Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

Shekh Shariif oo kahadlay dib u dhaca doorashada

January 18, 2021
Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka oo soo gaba gabeeyay ka bixitaankooda Soomaaliya

January 18, 2021
4 waxyaabood oo  aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

4 waxyaabood oo aan wanaagsanayn in la sameeyo cuntada kagadaal.

January 17, 2021
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Hirshabeelle

January 17, 2021

Tilmaan Media waa shabakad warbaahineed oo madax bannaan oo ay leedahay Tilmaan Media İnc. Tilmaan Media waxay utaagan tahay kor uqaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada. Waxay u soo tabisaa dhacdooyinka isla-waqtiga ay dhacaan si dhaxdhaxaadnima ah.

Nagala Soco

UGU DANBEEYAY